Qeexid
"eeg miidow."
"eeg miidow."
Wadaag:
ld miir
Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Miid noqosho (hoore layiig ah).
f.mg1
Wadaag:
budow1 m.l Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid. budow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.
ld budow1. budow1 m.l Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid. budow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.
m.f.dh
Wadaag: