Qeexid
"Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido."
Qeexid Xigta
Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo1.
"Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido."
Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo1.
Wadaag:
Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Nooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ruushka.
m.l
Wadaag:
Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed).
Qof la miigeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
ld miir
Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
m.dh
Wadaag:
Labada madax oo markabka ama doonta midkood.
Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.
Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.
m.l
Wadaag:
Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay in lagu burburiyo, dhismo, dhagax, iwm.
Kontorobaan.
m.dh
Wadaag:
Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid.
Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Qori, bir iwm oo hargaha, saamaha iwm lagu jilciyo.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).
m.l
Wadaag: