Qeexid

"Qof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miiggan oo kali ah:
  • Guul walba oo dagaal laga gaadhay qudheeda waxaa abaabushay garasho miiggan, ha ahaato xeelad siyaasadeed ama mid ciidane.
  • Baal Taariikheedkii iyo Gabayadii Alla ha u naxariistee Xaaji Aadan Axmed ‘Af Qallooc’ kaa soo uu isku dubbariday qoraaga qalinka miiggan ‘Maxamed Baashe X. Xasan’.