Qeexid

"Labada madax oo markabka ama doonta midkood."

Qeexid Kale

Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.

Qeexid Xigta

Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine