Qeexid
"ld miileysasho."
"ld miileysasho."
Wadaag:
Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo2.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg miileyso. ld miilasho, miileysad, miileysi.
m.f.dh
Wadaag:
Labada madax oo markabka ama doonta midkood.
Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.
Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.
m.l
Wadaag:
Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad.
m.l
Wadaag: