Qeexid
"Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo2."
[-stay, -satay]
miileys tay
miileys atay
f.g3"Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo2."
Wadaag:
eeg miileyso. ld miilasho, miileysad, miileysi.
m.f.dh
Wadaag:
Haweenwy uur leh oo sidda dhaweysay si ay samo ugu dhasho alla bari samayn; kuraysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Labada madax oo markabka ama doonta midkood.
Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.
Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.
m.l
Wadaag:
Shabaag milgo ka dhigasho.
Ceel miileysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: