Qeexid

"Wax la miineeyey ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miinaysan oo kali ah:
  • Qaraxa sababay dhimashada tirada badan ayaa ka dhacay guri ku yaala agagaarka Baar Ubax oo ka tirsan Degmada H/wadaag, halkaasoo ay kooxdan ku diyaarinaysay gaadiid miinaysan oo la doonayay in lagu weeraro xarumaha DF iyo AMISOM ee Muqdisho.
  • Abu-Mansor ayaa magacyada laba qof ee ismiidaamiyay ku sheegay: Axmed Sheekhdoon Sidow Wehliye iyo Mursal C/nuur Max'ed Cali isagoo sheegay mid ka mid ah uu qaraxa u adeegsaday jaakadaha qarxa, halka midka kalena uu watay baabuur miinaysan.