Qeexid
"Miin yeelasho (wax)."
[-stay, -satay]
miinays tay
miinays atay
f.mg3"Miin yeelasho (wax)."
Wadaag:
Wax la miineeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo2.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-nan, m.l) Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).
m.l
Wadaag:
Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay in lagu burburiyo, dhismo, dhagax, iwm.
Kontorobaan.
m.dh
Wadaag:
Wax miino ku xirid, miino gelin.
Cid kontorobaan u dhiibid.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Bun la shiilay cunid.
Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof, dan u gaar ah fushasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: