Qeexid
"(-rro, m.dh) Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar2."
"(-rro, m.dh) Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar2."
Wadaag:
Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar1.
m.l
Wadaag:
Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qof ku meelmariya wuxuu doona codkarnimo iyo kartidhagari ku jirto. ld afmiishaar.
m.l
Wadaag:
Qofwuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagariku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
wishaar2 wiiflee f.mg2 1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod.
-leeyay, -leysay
Wadaag: