Qeexid
"Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree."
[-reeyay, -reysay]
miinshaare eeyay
miinshaare eysay
f.g2"Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree."
Wadaag:
Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar1.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar2.
m.dh
Wadaag:
Qofwuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagariku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qof ku meelmariya wuxuu doona codkarnimo iyo kartidhagari ku jirto. ld afmiishaar.
m.l
Wadaag:
U b.: cid, war ay ku faraxdo u sheegid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax miino ku xirid, miino gelin.
Cid kontorobaan u dhiibid.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: