Qeexid
"Wax miiq ka dhigasho."
[-qday, -qatay]
miiq day
miiq atay
f.g3"Wax miiq ka dhigasho."
Wadaag:
(c.nafl.) Dhisme kala jaadjaad ah oo duno oo kale ah oo laga helo jidhka xayawaanka, sida miiqyada muruqyada, miiqyada dareenwadka, ama miiqyo kollayiin.
(baay.) Unug dhireed dheeraaday oo gidaaradiisa ay adkaysay xabag ku dahaadhani.
m.l
Wadaag:
Suuf dun ka samayn.
Dun iwm caarad dhuuban u yeelid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Dun dhuuban ahaansho.
Qof caatoobay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
ld miir
Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
m.dh
Wadaag:
Labada madax oo markabka ama doonta midkood.
Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.
Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.
m.l
Wadaag:
Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido.
Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo1.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ruushka.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).
m.l
Wadaag:
Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid.
Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: