Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Roob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. ld miiroole."
"(-layaal, m.l/dh) Roob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. ld miiroole."
Wadaag:
Hoore saafi noqosho.
Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Hoore saafi ahaansho.
Wax aan larnayn ahaansho.
Wax badan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(nax.) Tirooyinka cayima inta ay la egtahay tirada shayga laga hadlayo.
(nax.) T. jago: tiro tilmaanta sida ay u kala sarreeyaan ama darajada ka dhexeeysa noolayaal ama ashyaa.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Su'aal adag oo sarbeeban oo ka jawaabiddeeda laysku xujeeyo.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah qaadka ka baxa dalka Kenya.
Nooc tubaakada ka mid ah.
m.l
Wadaag: