Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) ld miiraale."
"(-layaal, m.l/dh) ld miiraale."
Wadaag:
Nooc ka mid ah qaadka ka baxa dalka Kenya.
Nooc tubaakada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Roob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. ld miiroole.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dadka ka qosliya. ld shactiroole.
m.l
Wadaag:
Qof deggan oo dabeecad fiican leh ahaansho.
Qof xanuun ka soo roonaaday ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hoore saafi ahaansho.
Wax aan larnayn ahaansho.
Wax badan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: