Qeexid
"Qof miiyirkiisu dhanyahay noqosho."
[-naaday, -naatay]
miirranow aaday
miirranow aatay
f.mg3"Qof miiyirkiisu dhanyahay noqosho."
Wadaag:
Qof deggan oo dabeecad fiican leh ahaansho.
Qof xanuun ka soo roonaaday ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhiirran noqosho (nafley).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Nooc ka mid ah qaadka ka baxa dalka Kenya.
Nooc tubaakada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Hoore saafi ahaansho.
Wax aan larnayn ahaansho.
Wax badan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hoore saafi noqosho.
Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Miid noqosho (hoore layiig ah).
f.mg1
Wadaag:
Adke, wax milmay noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag: