Qeexid

"Qalab wax lagu cabbiro."

Qeexid Xigta

Culeys; culaab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miisaan oo kali ah:
  • Cabdillaahi Diiriye Guuleed (Carraale) uu noo sheegay inuu isagu yahay qofkii ugu horreeyay ee daahfuray miisaanka maansada.
  • Waa xayawaanka sadexaad ee Berri kunoosha ugu miisaanka culus isagoo weliba aad uga gaaban Geriga.