Qeexid
"Qalab wax lagu cabbiro."
Qeexid Xigta
Culeys; culaab.
"Qalab wax lagu cabbiro."
Culeys; culaab.
Wadaag:
(-aamay/-aanay, -antay; -aami) Miisaan wax ku cabbirid.
f.g1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.
m.l
Wadaag:
(dhaq.) Qorshe waqtiyeysan oo maaliyadeed oo loogu talaggalay in hawl lagu fuliyo.
m.dh
Wadaag:
Wax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano.
f.g3
-aantay, -aamatay
Wadaag:
Wax la miisamay ahaansho.
Wax isu dheeli tirsanahaansho. ld miisaanan.
f.mg4
-aanna, -aannayd
Wadaag:
Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis1 (1).
m.dh
Wadaag:
Hoore saafi noqosho.
Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-nan, m.l) Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).
m.l
Wadaag: