Qeexid
"Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis1 (1)."
"Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis1 (1)."
Wadaag:
(dhaq.) Qorshe waqtiyeysan oo maaliyadeed oo loogu talaggalay in hawl lagu fuliyo.
m.dh
Wadaag:
(-aamay/-aanay, -antay; -aami) Miisaan wax ku cabbirid.
f.g1
Wadaag:
Wax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano.
f.g3
-aantay, -aamatay
Wadaag:
ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha.
Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn.
Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.
m.l
Wadaag:
Wax la miisamay ahaansho.
Wax isu dheeli tirsanahaansho. ld miisaanan.
f.mg4
-aanna, -aannayd
Wadaag:
Biya ama dabayl si xooggan u socda.
(-do, m.l) Qas iyo qalaanqal xasil loonida degaan wax u dhima.
m.dh
Wadaag: