Qeexid
"eeg miiso."
"eeg miiso."
Wadaag:
Cunto ama cabbitaan si tartiib ah u cunid ama u cabbid.
Hawl qabashadeeda ka warwareegid.
f.g3
-shtay, -shatay
Wadaag:
eeg miileyso. ld miilasho, miileysad, miileysi.
m.f.dh
Wadaag:
Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis1 (1).
m.dh
Wadaag:
eeg miciyaliso. ld micilisad, micilisasho, miciyalisad.
m.f.dh
Wadaag:
eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.
m.f.dh
Wadaag: