Qeexid
"Cunto ama cabbitaan si tartiib ah u cunid ama u cabbid."
Qeexid Xigta
Hawl qabashadeeda ka warwareegid.
[-shtay, -shatay]
miishmiish htay
miishmiish hatay
f.g3"Cunto ama cabbitaan si tartiib ah u cunid ama u cabbid."
Hawl qabashadeeda ka warwareegid.
Wadaag:
ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha.
Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn.
Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.
m.l
Wadaag:
Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis1 (1).
m.dh
Wadaag: