Qeexid
"ld manjasaar2."
[-ray, -rtay]
mijasaar2 ay
mijasaar2 tay
f.g1"ld manjasaar2."
Wadaag:
Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar2, mijasaar2, minjasaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m.dh
Wadaag:
Afo ninkeedudhintay asaay u saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar1, mijasaar1, minjasaar1.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar2.
m.dh
Wadaag:
Hal ama sac ilmo aysan dhalin maqaar u saarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: