Qeexid
"Neef korriimadu ka xumaatay noqosho."
[-cay, -cday]
mijilic2 ay
mijilic2 day
f.mg1"Neef korriimadu ka xumaatay noqosho."
Wadaag:
ld majlis.
Loox laba lugood oo yaryar leh oo lagu fadhiisto gember.
m.l
Wadaag:
Wax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid.
Wax deg deg u eegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Maro adag midabyo badan u kala baxda oo la xiran jiray.
m.l
Wadaag: