"Maro adag midabyo badan u kala baxda oo la xiran jiray."
Wadaag:
ld majin2.
m.dh
ld majlis.
Loox laba lugood oo yaryar leh oo lagu fadhiisto gember.
m.l
M. ah: neef korriimadu ka xumaatay.
m.l.kh
Neef korriimadu ka xumaatay noqosho.
f.mg1
-cay, -cday
eeg mijilic2.
m.f.dh