Qeexid

"Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mil oo kali ah:
  • Haatan TV-ga kooxda AC Milan ayaa shaaca ka qaaday in labada kooxood ay kawada hadlayaan heshiis amaah ah.
  • "Dadka degmada Gaalkacyo waxaan ogeysiinaynaa in la baarayo cida ay guryaha ka kireysanayaan ee ka imaanaya koonfurta Somalia, sidoo kale milkiilayaasha hoteelada waa lala xisaabtamayaa" ayuu gudoomiyuhu hadalkiisa dabodhigay.