Qeexid
"(-do, m.l) Qiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso."
"(-do, m.l) Qiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso."
Wadaag:
Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Buuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.
m.l
Wadaag:
Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad.
m.l
Wadaag:
milan caadi ah m.l (-nno ..., m.dh) (kiim.) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm.
Wadaag:
milan sare m.l (-rayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.
Wadaag:
Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
m.l
Wadaag: