Qeexid

"milan caadi ah m.l (-nno ..., m.dh) (kiim.) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga milan oo kali ah:
  • Beckham oo gabadhiisu ka baayacday naadiga Inter Milan Madaxweynaha naadiga Inter, Massimo Morrati oo sheegay inuu tixgelinayo inuu heshiis la galo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Man.
  • Kooxda AC Milan, ayaa heshay guul waxtar leh, markii ay 2-1 kaga adkaatay kooxda Modena.