Qeexid
"ld milmid."
"ld milmid."
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
milan sare m.l (-rayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.
Wadaag:
milan caadi ah m.l (-nno ..., m.dh) (kiim.) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm.
Wadaag:
Milme wax hoore ku qasmay noqosho.
Dhar wax liinbaxay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Milme wax hoore ku qasmay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan1.
f.mg1
Wadaag:
Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Buuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.
m.l
Wadaag:
Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday noqosho.
Diriqii laga bixiyey noqosho (caw, xaskul iwm).
Timo la qurxiyey noqosho. 4. Luumo galley, haruur iwm wax la siibay noqosho si aanay isu gubin.
f.mg1
Wadaag:
Hoore saafi noqosho.
Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta yar milanka kale.
m.l
Wadaag: