Qeexid
"Wax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid."
[-cay, -cday]
miliilic2 ay
miliilic2 day
f.g1"Wax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid."
Wadaag:
Eegitaan isha lala sii raaco wax ay laabtu u bogtay. ld miliilicid.
m.l
Wadaag:
Wax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag:
Neef korriimadu ka xumaatay noqosho.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid.
Wax deg deg u eegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan.
Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.
m.l
Wadaag:
Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho.
Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag: