Qeexid
"Dhar jilicsan sida malkhabadda oo faraha ka siibanaya."
"Dhar jilicsan sida malkhabadda oo faraha ka siibanaya."
Wadaag:
Wax mililikh ah ahaansho (dhar).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan.
Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.
m.l
Wadaag:
Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho.
Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Xarig si aan habaysnayn isku dhex gelid.
f.mg1
-lqay, -liqtay
Wadaag: