Qeexid
Balagga digirtu marka uu curdunka yahay.
Balagga digirtu marka uu curdunka yahay.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Labdhedig: -lqay, -liqtay
Qeexid: Xarig si aan habaysnayn isku dhex gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho.
Qeexid Xigta: Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cusbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg mil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qorrax.
Qeexid Xigta: Kulka fallaaraha qorraxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan.
Qeexid Xigta: Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Raar ama maro duug ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax si aan habaysnayn isugu dhex jira ahaansho (xarig).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld milxee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg milil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld miririg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cagaar roob soo saaray oo jilicsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Eegitaan isha lala sii raaco wax ay laabtu u bogtay. ld miliilicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld milxayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid.
Qeexid Xigta: Wax deg deg u eegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld milicsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhar jilicsan sida malkhabadda oo faraha ka siibanaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]