Qeexid
"eeg miliqsan. ld miliqsanaansho."
"eeg miliqsan. ld miliqsanaansho."
Wadaag:
Wax si aan habaysnayn isugu dhex jira ahaansho (xarig).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(juqr.) Darajada cusbaysanaanta ama milixsanaanta ee badweynada, badaha, balliyada, iyo webiyada, badanaa waxaa loo tibaaxaa tirada qaybaha kunkiiba, ama miisaanka cusbada ku milan kunkii qayboodba oo biyo ah. Celceliska milixsanaanta biyaha baddu, tusaale ahaan, waa 35 kunkiiba, laakiin milixsanaantu waxay ku kala duwantahay laga billaabo 40 ka kor kunkiiba biyaha Badda Dhexe ilaa iyo 30 kunkiiba badaha cirifyada. Baraha agtiisa waxaa jira gobol milixsanaantiisu ay hoosayso, roobka culus ee ka da'a awgiis.
m.dh
Wadaag:
eeg filiqsan. ld filiqsanaansho, firiqsanaan, firiqsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg marooqsan. ld maroogsanaan, maroogsanaansho, marooqsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: