Qeexid
Carrabka si joogto ah u soo bixin iyada oo bishiimaha wax saaran la leefleefayo.
[-saday, -satay]
f.mg3Carrabka si joogto ah u soo bixin iyada oo bishiimaha wax saaran la leefleefayo.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld milliqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld milliqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg milliqso. ld milliqsad, milliqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax si aan habaysnayn isugu dhex jira ahaansho (xarig).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Neef mirriq ka maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Balagga digirtu marka uu curdunka yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -lqay, -liqtay
Qeexid: Xarig si aan habaysnayn isku dhex gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Hal mitir oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Diin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Hal liitir oo kun
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-mmo, m.dh) Hal garaam oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg miliqsan. ld miliqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid.
Qeexid Xigta: Wax deg deg u eegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]