Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
milnaan
m.f.dhWadaag:
Erayada u qoraal eg: `milnaan`
milxaysnaan
Qeexid
eeg milxaysan. ld milixaysnaan, milixaysnaansho, milxaysnaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
Wadaag:
milixsanaan
Qeexid
(juqr.) Darajada cusbaysanaanta ama milixsanaanta ee badweynada, badaha, balliyada, iyo webiyada, badanaa waxaa loo tibaaxaa tirada qaybaha kunkiiba, ama miisaanka cusbada ku milan kunkii qayboodba oo biyo ah. Celceliska milixsanaanta biyaha baddu, tusaale ahaan, waa 35 kunkiiba, laakiin milixsanaantu waxay ku kala duwantahay laga billaabo 40 ka kor kunkiiba biyaha Badda Dhexe ilaa iyo 30 kunkiiba badaha cirifyada. Baraha agtiisa waxaa jira gobol milixsanaantiisu ay hoosayso, roobka culus ee ka da'a awgiis.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
Wadaag:
milan
Qeexid
milan sare m.l (-rayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.
Wadaag: