Qeexid
"(-iyay, -iday; -iyi) Wax waqti soo socda dhici doona saadaalin."
"(-iyay, -iday; -iyi) Wax waqti soo socda dhici doona saadaalin."
Wadaag:
Wax dhici doona waqti soo socda oo la sii saadaaliyo.
m.l
Wadaag:
Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (kiim.) Hoor awood u leh milidda walxaha kale (adke, hoor, ama neef) si milan u samaysmo. Milihu guud ahaan waa xubinta ugu badan milanka.
m.l
Wadaag: