Qeexid

"Guri, aqal."

Qeexid Kale

Kolay weyn oo timir ah. ld minan.

Qeexid Xigta

Ilmaggaleen, ilmasideen.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga min oo kali ah:
  • Baydhabo: Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Siminaar ugaga furmay Magaalada Baydhabo.
  • Marxuumka ayaan wali la garanayn cidda dishay mana jirto cid loo qabtay illaa iyo iminka.