Qeexid
"min2 fk. Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”."
"min2 fk. Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”."
Wadaag:
Cid gargaar u fidin. ld maciin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Guri, aqal.
Ilmaggaleen, ilmasideen.
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m.l
Wadaag:
Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
m.dh
Wadaag:
Hawl si aad ah u barasho.
Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin2.
f.g1
Wadaag:
(-iyo, m.l) Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
m.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Laba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, darafyada hoosana indhali isu hayso, oo dibiga qoortiisu ku dhex jirto.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
m.l
Wadaag:
Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka.
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Si siman wax u kaltan siin. ld miltan2.
f.mg1
Wadaag:
(dii.) Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo.
Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska).
Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.
m.l
Wadaag:
/dh (nax.) Qaab faleedyo gaar ahoo waafaqsan amminka falka la sameeynayosida “timaaddo”, “tagto” iyo “joogto” iyadoo laga ambaqaadayo waqtiga la soo saarayohawraarta.
m.l
Wadaag: