Qeexid
"(-qyo, m.dh) Laba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, darafyada hoosana indhali isu hayso, oo dibiga qoortiisu ku dhex jirto."
"(-qyo, m.dh) Laba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, darafyada hoosana indhali isu hayso, oo dibiga qoortiisu ku dhex jirto."
Wadaag:
Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
m.dh
Wadaag:
Guri, aqal.
Ilmaggaleen, ilmasideen.
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
m.dh
Wadaag: