Qeexid

"Kolay yar oo xarig ama caw ka samaysan oo kuul lagu sharxay oo haweenku ku ritaan waxyaabaha ay isku carfiyaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: