Qeexid
"Ilmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda."
"Ilmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda."
Wadaag:
Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo.
ld dheelliyid.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Wax culayskiisa dhinac u badasho.
f.mg1
Wadaag:
U hawlgalka guur cusub samayntiis.
Muddada arooska lagu jiro.
Nin la deggan reerka uu wax ka qabo. 4. Qalabka ama hantida lagu taakuleeyo laba qof oo aroos gelaya.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.l) Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida uu u badanyahay.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) (c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloosha. Shaqooyinkeeda ugu waaweynina waxa weeye dhammaystirka dheefshiidka cuntada caloosha ka timaada, nuugista milannada cuntada, nuugista biyaha iyo soo saaridda.
m.l
Wadaag:
Xaal laga qaado nin lagu soo eedeeyay in uu fara xumeeyay naag la qabo.
Ka furashada naag ninkeda laga furto iyadoo xoolo iyo maal lagu beer dulucsado.
m.l
Wadaag:
Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, si deddejis ah ku dhammayn.
Neef aan la baxnaanin oo aan loo warhayn inuu dhiman lahaa iyo in kale, mindi ku gowricid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: