[-day, -dday]
minfilaad2 ay
minfilaad2 day
"Ka m.: tuhun yar cid u hayn."
Wadaag:
Tuhun yar oo cid loo qaado.
ld minfilaadid.
m.l
ld minfilaad1 (2).
m.f.dh
Fogaan minqaad ah guurid.
f.mg1
-day, -dday
(-do, m.l) Qiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.
m.dh
Wax maskax ka qiyaasid.
f.g2
-iyay, -isay
ld mafiiq.
Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad.
eeg milaadi.
Wax maskax ka qiyaasasho.
f.g3
-saday, -satay
ld maryaad2.
Lugta horay wax ugu haraatiyid.
f.g1