Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
mingeliyo
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `mingeliyo`
mingelyo
Qeexid
Quraan la akhristo oo xirsi xir ah.
Labada cirguduudood.
Hantida ugu horreysa ee la siiyo gabar guur laga doonaayo aabeheed. ld mingeliyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
mingis
Qeexid
(dii.) Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo.
Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska).
Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
minguuri
Qeexid
Ka m.: wax meel ku qoran, meel kale ku qorid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
minguurin
Qeexid
eeg minguuri. ld minguuris.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
minguuris
Qeexid
ld minguurin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: