Qeexid

"Ka m.: wax meel ku qoran, meel kale ku qorid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga minguuri oo kali ah:
  • Waxa intaa dheer tirada dadka dalka ku nool ayaa laga soo minguurinayaa goob doorashooyinka, gobolladuna sidoo kale way kala goob-doorashooyin badanayaan iyada oo lagu fadhiisinayo tirada dadkooda.
  • "Cadawgeena ayaa ka dambeeya qaraxyadaasi, Soomaali ama Ajaaniib ha ahaado, waxaana laga soo minguuriyay dalka dibadiisa, gaar ahaan Ciraaq"ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys.