Qeexid
"eeg minqaad2."
"eeg minqaad2."
Wadaag:
Fogaan minqaad ah reer rarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.
m.dh
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Wiil makhaayad ka shaqeeya oo shaaha dadka u geegeeya.
m.l
Wadaag: