Qeexid
"(-wayaal, m.l/dh) Wiil makhaayad ka shaqeeya oo shaaha dadka u geegeeya."
"(-wayaal, m.l/dh) Wiil makhaayad ka shaqeeya oo shaaha dadka u geegeeya."
Wadaag:
Fogaan minqaad ah reer rarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.
m.dh
Wadaag:
Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.
m.l
Wadaag: