Qeexid

"Mintid ahaansho. ld mitidnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mintidnimo oo kali ah:
  • Dhinaca kalana farax iyo ku faanid ayaa ka dhalanaya guulaha ganacsatadu oo ay muuqanayso in ragga ganacsatada ahi ay guushooda ku gaareen karti, dul-qaad iyo mintidnimo.
  • Dhinaca kalana farax iyo ku faanid ayaa ka dhalanaya guulaha ganacsatadu oo ay muuqanayso in ragga ganacsatada ahi ay guushooda ku gaareen karti, dul-qaad iyo mintidnimo.