Qeexid
"Naago nin wada qabo tan ugu guur horraysay."
"Naago nin wada qabo tan ugu guur horraysay."
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
m.dh
Wadaag:
Guri, aqal.
Ilmaggaleen, ilmasideen.
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m.l
Wadaag: