Qeexid
"(-syo, m.dh) Labo qof oo isguursaday nin u wehel yeela muddada ay arooska ku jiran."
"(-syo, m.dh) Labo qof oo isguursaday nin u wehel yeela muddada ay arooska ku jiran."
Wadaag:
(dii.) Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo.
Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska).
Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.
m.l
Wadaag:
Xaal laga qaado nin lagu soo eedeeyay in uu fara xumeeyay naag la qabo.
Ka furashada naag ninkeda laga furto iyadoo xoolo iyo maal lagu beer dulucsado.
m.l
Wadaag:
Guri, aqal.
Ilmaggaleen, ilmasideen.
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m.l
Wadaag:
Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
m.dh
Wadaag: