Qeexid
"Miraf sameyn ama meelo warwareegid."
[-fay, -ftay]
miraaf2 ay
miraaf2 tay
f.mg1"Miraf sameyn ama meelo warwareegid."
Wadaag:
Warwareeg badan oo aan ujeeddo lahayn oo meelo badan lagu tago. ld miraafid.
m.l
Wadaag:
Nafley xasuuqid.
Dad khasab ku ururin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qof roob ama col miray ahaansho.
Qof ama wax la miray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Risiq raadin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla wareegto.
S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Roob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. ld miiroole.
m.l
Wadaag:
miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh. 2. (bot.) Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. ld muus1 (2).
Wadaag:
Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Habeen.
Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Habeen nafley cunto siin.
(f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho.
Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: