Qeexid
"eeg mirdareer."
"eeg mirdareer."
Wadaag:
Geel meeshii uu fadhiyey inuu mirto awgeed uga dareerid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin.
Hilib dareerin ka dhigid.
Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld jaahwareer1 (2), jahawareer1, jahawa reerid.
m.f.dh
Wadaag:
Ilmo dhicin (ri' irmaan). ld mirdhee.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: