Qeexid
"(mirdhis, m.dh) Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto."
"(mirdhis, m.dh) Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto."
Wadaag:
Carjaw xalleefsan oo sanka labadeeda dul kala qoqobta.
m.dh
Wadaag:
Ilmo dhicin (ri' irmaan). ld mirdhee.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha.
Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn.
Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.
m.l
Wadaag:
Barabaro yaryar oo midab ah oo neef cad oo xoolaha ku firirsan jirkiisa.
m.l
Wadaag:
Geel meeshii uu fadhiyey inuu mirto awgeed uga dareerid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: