Qeexid

"(f.g) Xabbad lafo burburin."

Qeexid Kale

(f.g) Hees iwm mireheeda tirin.

Qeexid Xigta

(f.mg) Geed miro yeelasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive